Warbixinta Bilaha- Janaayo 2025

Dulmar Guud Warbixinta Janaayo 2025 ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxay iftiiminaysaa dadaallada muhiimka ah ee wasaaradda, oo ay ka mid yihiin ansixinta qiimeynta Heshiiska Wada-shaqaynta Qaramada Midoobay (UNCF) si loo waafajiyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ), diyaarinta shirweyne…