Wasiir Beenebeene ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Danjiraha Dowlada Denmark ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Danjiraha Dowlada Denmark ee Soomaaliya, Mudane Steen Sonne Andersen. Kulan kaan ayaa looga wada hadlay…