WARSIDAHA BISHA JANAAYO 2026

HORDHAC Bishii Janaayo 2026 waxay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) si dardar leh u sii xoojisay doorkeeda hoggaamineed ee isku-duwidda horumarinta qaranka, iyadoo diiradda saartay hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), xoojinta hanaanka Kormeerka iyo Qiimeynta (K&Q), iyo…








