Warbixinta Billaha- Abriil 2025

GUUDMAR KOOBAN Bishii Abriil 2025, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxay qabatay howlo muhiim ah oo kor u qaaday hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), xoojinta xiriirka caalamiga ah, iyo dhiirrigelinta barnaamijyo shaqo-abuur iyo iskaashi goboleed. Dadaalladaas waxay qayb…