Document

Category Document

Human Resource Management Policy and Procedures Manual

This Human Resource Policy and Procedures Manual provide a comprehensive framework for managing human resources in the Ministry of Planning, Investment and Economic Development (MoPIED). It serves as an everyday reference for all MoPIED employees – from Directors to general…

RESETTLEMENT POLICY FRAMEWORK (RPF)

EXECUTIVE SUMMARY 1. This Resettlement Policy Framework (RPF) is developed by the Federal Government of Somalia (FGS) for the Somali Water for Rural Resilience II (WRR) or “BARWAAQO” Project. 2. The Project Development Objective (PDO) is “to develop water and…

HABKA SOO GUDBINTA CABASHADA EE MASHRUUCA.

Hordhac Habka cabashada (GM), waa xidhmo muhiim ah oo ka tirsan hanaanka ka qaybgalinta daneeyayaasha iyo sii deynta/qaybinta xogta. Waa hab ay daneeyayaashu ku falcelin karaan, kuna sheegi karaan waxa la quman, wakhtiga ku habboon. Masuuliyadda Mashruuca BARWAAQO ee ee…

Qorshaha Deegaanka iyo ka Go’naanshaha Bulshada (ESCP).

Qorshaha ballanqaadka Deegaanka iyo Bulshada: Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya, (“Qaataha”), waxa ay fulin doontaa Mashruuca Adkeysiga Biyaha ee Somaaliya (Barwaaqo) iyadoo lasii marinayo Wasaarada Qorsheynta ranakaa, heer Federal iyo heer maamul goboleedba. Ururka horumarinta caalamiga ah (IDA, oo halkan ka…

Mashruuca Adkeysiga Biyaha Soomaaliya ee Barwaaqo (P177627),

Hordhac Mashruucu wuxuu awoodda saarayaa in la gaarsiiyo bulshada biyo nadiif ah, isla markaana ay ka qeyb-galaan maamulk, hawlgalinta iyo dayactirka biyaha dhulka (BDh). Sidoo kale wuxuu ka shaqaynayaa waxqabadyka kaabayaasha dhaqaale ee wax ku oolka ah, xogaha iyo aqoonta…

QORSHAHA KA QEYBGELINTA DANEEYAYAASHA, Barwaaqo (P177627).

Hordhac Mashruucu wuxuu awoodda saarayaa in la gaarsiiyo bulshada biyo nadiif ah, isla markaana ay ka qeyb-galaan maamulk, hawlgalinta iyo dayactirka biyaha dhulka (BDh). Sidoo kale wuxuu ka shaqaynayaa waxqabadyka kaabayaasha dhaqaale ee wax ku oolka ah, xogaha iyo aqoonta…

WARBIXINTA ODDOROSKA DHAQAALAHA SOOMAALIYA SOOSAARISTII 2-AAD

Guudmar Kooban Dhaqaalaha Soomaaliya waxaa uu ku suntanyahay xaalado murugsan oo isugujira dhib iyo dheef isbarkan, fursado iyo caqabado is huwan. Warbixintan oo toddoba cutub ka koobani waxay falanqaynaysaa dhaqdhaqaaqa dhaqaalaha dalka, cududda shaqaalaha (labour force), muuqaalka maalgashiga, siyaasadda lacagaha…

Somalia Economic Outlook 2nd

Executive Summary Somalia’s economic landscape is characterized by a complex interplay of challenges and opportunities. Over seven chapters, this report provides a comprehensive analysis of the country’s economic activity, labour force, investment profile, monetary and fiscal policies, food security, foreign…