MoPIED

MoPIED

MoPIED

Mashruuca Adkeysiga Biyaha Soomaaliya ee Barwaaqo (P177627),

Hordhac Mashruucu wuxuu awoodda saarayaa in la gaarsiiyo bulshada biyo nadiif ah, isla markaana ay ka qeyb-galaan maamulk, hawlgalinta iyo dayactirka biyaha dhulka (BDh). Sidoo kale wuxuu ka shaqaynayaa waxqabadyka kaabayaasha dhaqaale ee wax ku oolka ah, xogaha iyo aqoonta…

QORSHAHA KA QEYBGELINTA DANEEYAYAASHA, Barwaaqo (P177627).

Hordhac Mashruucu wuxuu awoodda saarayaa in la gaarsiiyo bulshada biyo nadiif ah, isla markaana ay ka qeyb-galaan maamulk, hawlgalinta iyo dayactirka biyaha dhulka (BDh). Sidoo kale wuxuu ka shaqaynayaa waxqabadyka kaabayaasha dhaqaale ee wax ku oolka ah, xogaha iyo aqoonta…

WARBIXINTA BILLAHA– LUULYO 2025

Hordhac  Luulyo 2025 waxay ahayd bil aad loo xoojiyey iskaashiga bahwadaagta, dardargelinta nidaamyada Kormeerka & Qiimeynta (K&Q), iyo dhiirrigelinta maalgashi la jaanqaada mudnaanta qaranka. Dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobay waxay si qoto dheer uga wada hadleen jihaynta iskaashiga 2026–2030, iyagoo…

MONTHLY NEWSLETTER– JULY 2025

General Overview  July 2025 was defined by stronger coordination with partners, investment facilitation, and measurable progress on national monitoring and evaluation (M&E) systems. The Federal Government and the UN met in Mogadishu to review the 2021–2025 Cooperation Framework and chart…

Warbixinta Billaha – Juun 2025

Dulmar Guud Warbixinta Billaha ee Juun 2025 waxay si kooban u soo bandhigaysaa dhacdooyinka, kulammada, iyo howlaha istiraatiijiga ah ee uu hormuudka ka ahaa hogaanka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha. Waxay ka tarjumaysaa dadaallada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo…

Monthly Newsletter – June 2025

General Overview The June 2025 Monthly Newsletter provides a concise update on key events, meetings, and strategic activities led by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development. It reflects the Ministry’s ongoing commitment to implementing the National Transformation Plan…

Warbixinta Billaha – Maajo 2025

DULMAR GUUD Bishii Maajo 2025 waxay u ahayd Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha bil shaqo oo lagu muujiyey hannaanka hoggaamineed ee horumarinta dalka. Waxaa la qabtay shirar heer qaran iyo heer gobol, waxaa la sameeyay is-kaashi caalami ah, warbixino…