MoPIED

MoPIED

MoPIED

MONTHLY NEWSLETTER – OCTOBER 2025

General Overview October 2025 was a month of intensive collaboration between the Ministry and development partners, focusing on accelerating the implementation of the National Transformation Plan (NTP) 2025–2029. Key highlights included strengthening cooperation with the World Bank to improve planning,…

WARBIXINTA BILLAHA – OKTOOBAR 2025

HORDHAC Bishii Oktoobar 2025 waxay ahayd bil shaqo badan laga qabtay wadashaqeynta Wasaaradda iyo bahwadaagta horumarineed, iyadoo mudnaan la siiyay dardargelinta hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Waxyaabaha ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa: xoojin iskaashiga Bangiga Adduunka si loo dardargeliyo qorsheynta,…

RESETTLEMENT POLICY FRAMEWORK (RPF)

EXECUTIVE SUMMARY 1. This Resettlement Policy Framework (RPF) is developed by the Federal Government of Somalia (FGS) for the Somali Water for Rural Resilience II (WRR) or “BARWAAQO” Project. 2. The Project Development Objective (PDO) is “to develop water and…

WARBIXINTA BILLAHA – SEBTEEMBAR 2025

HORDHAC Sebteembar 2025 waxay ahayd bil ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha muujisay door hoggaamineed ee dhinaca fulinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029) iyo xoojinta iskaashiga ku dhisan xog iyo isla-xisaabtan. Intii lagu guda jiray bishan, Wasaaraddu waxay hoggaamisay…

MONTHLY NEWSLETTER – SEPTEMBER 2025

General Overview September 2025 marked a significant milestone for the Ministry of Planning, Investment and Economic Development (MoPIED), demonstrating the Ministry’s leadership in advancing Somalia’s National Transformation Plan (NTP 2025–2029) and fostering evidence-based collaborations for sustainable development. Throughout the month,…

HABKA SOO GUDBINTA CABASHADA EE MASHRUUCA.

Hordhac Habka cabashada (GM), waa xidhmo muhiim ah oo ka tirsan hanaanka ka qaybgalinta daneeyayaasha iyo sii deynta/qaybinta xogta. Waa hab ay daneeyayaashu ku falcelin karaan, kuna sheegi karaan waxa la quman, wakhtiga ku habboon. Masuuliyadda Mashruuca BARWAAQO ee ee…

Qorshaha Deegaanka iyo ka Go’naanshaha Bulshada (ESCP).

Qorshaha ballanqaadka Deegaanka iyo Bulshada: Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya, (“Qaataha”), waxa ay fulin doontaa Mashruuca Adkeysiga Biyaha ee Somaaliya (Barwaaqo) iyadoo lasii marinayo Wasaarada Qorsheynta ranakaa, heer Federal iyo heer maamul goboleedba. Ururka horumarinta caalamiga ah (IDA, oo halkan ka…

Mashruuca Adkeysiga Biyaha Soomaaliya ee Barwaaqo (P177627),

Hordhac Mashruucu wuxuu awoodda saarayaa in la gaarsiiyo bulshada biyo nadiif ah, isla markaana ay ka qeyb-galaan maamulk, hawlgalinta iyo dayactirka biyaha dhulka (BDh). Sidoo kale wuxuu ka shaqaynayaa waxqabadyka kaabayaasha dhaqaale ee wax ku oolka ah, xogaha iyo aqoonta…

QORSHAHA KA QEYBGELINTA DANEEYAYAASHA, Barwaaqo (P177627).

Hordhac Mashruucu wuxuu awoodda saarayaa in la gaarsiiyo bulshada biyo nadiif ah, isla markaana ay ka qeyb-galaan maamulk, hawlgalinta iyo dayactirka biyaha dhulka (BDh). Sidoo kale wuxuu ka shaqaynayaa waxqabadyka kaabayaasha dhaqaale ee wax ku oolka ah, xogaha iyo aqoonta…