WAR-BIXINTA BILLAHA – NOFEEMBAR 2025

HORDHAC

Bishii Nofeembar 2025 waxay ahayd bil horumar weyn ay ku talaabsatay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH), iyadoo xaqiijisay tallaabooyin muhiim ah oo dhanka dib-u-habaynta hay’adaha, xoojinta iskaashiga heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, iyo adkeynta wadashaqeynta caalamiga ah si loo dardargeliyo hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Waxyaabaha ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa ansixinta sharciga dhismaha Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya, hirgelinta Siyaasadda Shaqaalaha iyo Nidaamka cusub ee HR/ERP, wadatashiyo ballaaran oo lala yeeshay Dowlad-Goboleedyada si loo dhamaystiro Istaraatiijiyadda Hirgelinta NTP, iyo qabsoomidda Shirweynaha 2-aad ee Kormeerka & Qiimeynta oo lagu daahfuray Manhajka iyo Hagaha Qiimeynta Qaranka. Wasaaraddu sidoo kale waxay ansixisay natiijooyinka Qiimeynta QHQ-9, waxay dardargelisay daadejinta SDG-yada, kana qeyb gashay shirar muhiim ah oo caalami ah oo ka dhacay Doha iyo Brazil. Intaas waxaa dheer, xiriirka bah-wadaagta sida Midowga Yurub, Qaramada Midoobay, UNFPA, Brazil iyo Machadka Qorsheynta Carabka ayaa sii adkeeyay himilada Wasaaradda ee ku dhisan qorsheyn xog-ku-saleysan, awooddhisid hay’adeed, iyo hogaaminta horumarka waara ee Soomaaliya.

Attached Documents

WAR-BIXINTA BILLAHA – NOFEEMBAR 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…