WARBIXINTA BILLAHA – OKTOOBAR 2025

HORDHAC

Bishii Oktoobar 2025 waxay ahayd bil shaqo badan laga qabtay wadashaqeynta Wasaaradda iyo bahwadaagta horumarineed, iyadoo mudnaan la siiyay dardargelinta hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Waxyaabaha ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa: xoojin iskaashiga Bangiga Adduunka si loo dardargeliyo qorsheynta, isku-duwidda, iyo K&Q; heshiis horumarineed oo Soomaaliya iyo Jarmalku ku kala saxiixdeen Muqdisho; dhismaha Guddiga Kumeelgaarka ah ee SOMES si loo mideeyo bulshada qiimaynta; wadatashiyo heer qaran oo lala yeeshay UN, WFP, FAO, Save the Children, iyo hay’ado kale si barnaamijyadu ula jaan-qaadaan mudnaanta NTP; kormeer iyo isla-xisaabtan joogto ah oo ay hoggaaminayso Waaxda K&Q; iyo kor u qaadista ka-qaybgalka ganacsiga gaarka loo leeyahay si loo abuuro shaqo iyo koror dhaqaale. Kulamadaan waxay u marag-fureen hufnaan, xog-wadaag, iyo natiijo-ku-dhisasho si loo gaaro horumar waara.

Attached Documents

Warbixinta Billaha – OCTOOBAR 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…