Warbixinta Billaha – Juun 2025

Dulmar Guud

Warbixinta Billaha ee Juun 2025 waxay si kooban u soo bandhigaysaa dhacdooyinka, kulammada, iyo howlaha istiraatiijiga ah ee uu hormuudka ka ahaa hogaanka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha. Waxay ka tarjumaysaa dadaallada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo fulinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), iyo horumarinta iskaashiga gudaha iyo dibadda ee lagu taageerayo yoolalka Horumarka Waara (SDGs).

Hordhac

Bisha Juun 2025 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay:

  • Ka-qaybgalka shirar heer gobol iyo heer caalami ah oo lagu xoojiyay iskaashiga Carabta iyo Bulshada Bariga Afrika.
  • Hirgelinta wada-tashiyo muhiim ah oo lala yeeshay hay’adaha caalamiga ah sida WFP iyo Bangiga Horumarinta Afrika.
  • Dardargelinta barnaamijyada tababarka iyo tayeynta shaqaalaha, iyadoo mudnaanta la siinayo qorsheynta, kormeerka, qiimeynta iyo u diyaar-garowga mustaqbalka.
  • Kobcinta iskaashiga waxbarasho iyo cilmi-baaris iyada oo lala shaqeynayo jaamacadaha dalka.

Attached Documents

Warbixinta Billaha – JUUN 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…