News

Category News

WARBIXINTA BILLAHA – SEBTEEMBAR 2025

HORDHAC Sebteembar 2025 waxay ahayd bil ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha muujisay door hoggaamineed ee dhinaca fulinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029) iyo xoojinta iskaashiga ku dhisan xog iyo isla-xisaabtan. Intii lagu guda jiray bishan, Wasaaraddu waxay hoggaamisay…

MONTHLY NEWSLETTER – SEPTEMBER 2025

General Overview September 2025 marked a significant milestone for the Ministry of Planning, Investment and Economic Development (MoPIED), demonstrating the Ministry’s leadership in advancing Somalia’s National Transformation Plan (NTP 2025–2029) and fostering evidence-based collaborations for sustainable development. Throughout the month,…

WARBIXINTA BILLAHA– LUULYO 2025

Hordhac  Luulyo 2025 waxay ahayd bil aad loo xoojiyey iskaashiga bahwadaagta, dardargelinta nidaamyada Kormeerka & Qiimeynta (K&Q), iyo dhiirrigelinta maalgashi la jaanqaada mudnaanta qaranka. Dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobay waxay si qoto dheer uga wada hadleen jihaynta iskaashiga 2026–2030, iyagoo…

MONTHLY NEWSLETTER– JULY 2025

General Overview  July 2025 was defined by stronger coordination with partners, investment facilitation, and measurable progress on national monitoring and evaluation (M&E) systems. The Federal Government and the UN met in Mogadishu to review the 2021–2025 Cooperation Framework and chart…

Warbixinta Billaha – Juun 2025

Dulmar Guud Warbixinta Billaha ee Juun 2025 waxay si kooban u soo bandhigaysaa dhacdooyinka, kulammada, iyo howlaha istiraatiijiga ah ee uu hormuudka ka ahaa hogaanka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha. Waxay ka tarjumaysaa dadaallada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo…

Monthly Newsletter – June 2025

General Overview The June 2025 Monthly Newsletter provides a concise update on key events, meetings, and strategic activities led by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development. It reflects the Ministry’s ongoing commitment to implementing the National Transformation Plan…

Warbixinta Billaha – Maajo 2025

DULMAR GUUD Bishii Maajo 2025 waxay u ahayd Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha bil shaqo oo lagu muujiyey hannaanka hoggaamineed ee horumarinta dalka. Waxaa la qabtay shirar heer qaran iyo heer gobol, waxaa la sameeyay is-kaashi caalami ah, warbixino…