QUICK LINKS:

News

Category News

Wasiir Beene Beene oo kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene, oo uu wehliyo Agaasimaha Xafiiska Dhiiragelinta Maalgashiga, Mudane Mohamed Dubo, ayaa la kulmay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka Saree…

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, ayaa booqasho sharafeed ku tagay xarunta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa booqasho sharafeed ku tagay xarunta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo ay qaabileyn xoghayaha guud ee Golaha & ku xigeen-kiisa. Waxaa Kulanka diiradda…

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare iyo Agaasimaha Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee…

Xafiiska Xalka Waare ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo daneeyayaasha taageera Soomaaliya

Xafiiska Xalka Waare ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo daneeyayaasha taageera Soomaaliya. Kullanka waxaa daahfuray Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliso…