Warbixinta Billaha- Abriil 2025

GUUDMAR KOOBAN

Bishii Abriil 2025, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxay qabatay howlo muhiim ah oo kor u qaaday hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029), xoojinta xiriirka caalamiga ah, iyo dhiirrigelinta barnaamijyo shaqo-abuur iyo iskaashi goboleed. Dadaalladaas waxay qayb ka yihiin ujeedada dowladda ee ah in la helo nidaam qorsheyn qaran oo hufan, la isku halleyn karo, isla markaana horseeda horumar waara.

QODOBADA UGU MUHIIMSAN

1. Shirarka Tiirarka NTP oo la Soo Gunaanaday – Muqdisho, 30 Abriil
2. Ka-qaybgalka IMF Spring Meetings & Xiriir Denmark – Washington, 23–24 Abriil
3. Booqasho Shaqo ee SSC-Khaatumo – Laascaanood, 13 Abriil
4. Daahfurka YEPS2 – Nairobi, 17 Abriil
5. Shirka JRP – Muqdisho, 15–16 Abriil
6. SSF III Shir Heer-Sare – Muqdisho, 16 Abriil
7. Kulamo Dibloomaasiyadeed – Muqdisho, 9 & 21 Abriil

Attached Documents

Warbixinta Billaha – Abriil 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…