Warbixinta Billaha – Maajo 2025

DULMAR GUUD

Bishii Maajo 2025 waxay u ahayd Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha bil shaqo oo lagu muujiyey hannaanka hoggaamineed ee horumarinta dalka. Waxaa la qabtay shirar heer qaran iyo heer gobol, waxaa la sameeyay is-kaashi caalami ah, warbixino istiraatiiji ah ayaa la daahfuray, tababbarro lagu dhisayo awoodda shaqaalaha ayaa la qabtay, waxaana sidoo kale la sii xoojiyay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029).

Attached Documents

Warbixinta Billaha – Maajo 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…