WAR-BIXINTA BILLAHA – NOFEEMBAR 2025

HORDHAC Bishii Nofeembar 2025 waxay ahayd bil horumar weyn ay ku talaabsatay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH), iyadoo xaqiijisay tallaabooyin muhiim ah oo dhanka dib-u-habaynta hay’adaha, xoojinta iskaashiga heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, iyo adkeynta wadashaqeynta caalamiga ah…








