WARSIDAHA BISHA FEBRAAYO 2026

HORDHAC

Bisha Febraayo 2026, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxay sii xoojisay doorkeeda hogaamineed ee isku-duwidda horumarka qaranka, iyadoo diiradda saartay waafajinta mashaariicda iyo taageerada caalamiga ah ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029).

Intii lagu guda jiray bishan, Wasaaraddu waxay qabatay shirar heer sare ah, kulamo wadatashi, iyo aqoon-isweydaarsiyo istiraatiiji ah oo lagu xoojinayo amniga cuntada, adkeysiga bulshada, nidaamyada kormeerka iyo qiimaynta, iyo horumarinta maalgashiga. Dadaalladan waxay muujinayaan sida Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay horumar waara, isla-xisaabtan, iyo koboc dhaqaale oo loo dhan yahay.

Lifaaqa hoose ka akhriso

WARSIDAHA BISHA FEBRAAYO 2026

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…

Monthly Newsletter July 2026
10Aug

INTRODUCTION This newsletter presents the Ministry of Planning, Investment and…

Monthly Newsletter June 2026
06Jul

Introduction This month’s newsletter presents the key achievements of the…