MoPIED

MoPIED

MoPIED

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, ayaa booqasho sharafeed ku tagay xarunta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa booqasho sharafeed ku tagay xarunta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo ay qaabileyn xoghayaha guud ee Golaha & ku xigeen-kiisa. Waxaa Kulanka diiradda…

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare iyo Agaasimaha Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee…

Xafiiska Xalka Waare ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo daneeyayaasha taageera Soomaaliya

Xafiiska Xalka Waare ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo daneeyayaasha taageera Soomaaliya. Kullanka waxaa daahfuray Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliso…

MOPIED Five -Year (2017-2022) Performance Review Report

This Five-Year Performance Review of the Ministry of Planning, Investment and Economic Development (MoPIED) presents an assessment of institutional performance as it relates to the ministry’s goals and targets during the period 2017 to 2022. The review was conducted by…

Ministry of Planning 1st Quarter Newsletter

I am pleased to present the Quarter one newsletter (January-March, 2022), of the Ministry of Planning Investment and Economic Development, produced by the Ministry’s media and communications department in cooperation with other departments .This newsletter provides updates from all Ministry…

NDP-9 2020 Annual Progress Report

NDP-9 (National Development Plan) was approved in late 2019 and represented a realistic, but hopeful development plan. It presented a deep analysis of the roots of poverty in Somalia and, leveraging significant progress in prior years, outlined ambitious goals in…

Durable Solutions Coordination and Training Workshop

The Durable Solutions Unit in partnership with ReDSS, IGAD and the World Bank organized a Durable Solutions Coordination and Training Workshop for with key senior government officials at the National and Federal Member State levels that contribute towards solutions to…

Aid Flows in Somalia 2021

Somalia received US$ 2 billion in official development assistance (ODA) in 2020, comprised of roughly equal volumes of humanitarian and development aid (Table 1).1 Development-focused aid increased 23% in 2020 (US$ 1 billion) relative to 2019 (US$ 854 million), largely…