Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta daafureysa diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaran (National Transformation Plan) ee 2025-2029.

Muqdisho Arbaco, 22-ka May, 2024 – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay diyaarinta Qorshaha Isbedelka Qaran kaasoo looga gol leeyahay in Soomaaliya uu gaarsiiyo horumar waara, xasillooni dhaqaale, iyo…