WARSIDAHA BISHA FEBRAAYO 2026

HORDHAC Bisha Febraayo 2026, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxay sii xoojisay doorkeeda hogaamineed ee isku-duwidda horumarka qaranka, iyadoo diiradda saartay waafajinta mashaariicda iyo taageerada caalamiga ah ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Intii lagu guda jiray bishan, Wasaaraddu…
