Hannaanka Siyaasadda Dib-u-dejinta (Resettlement Policy Framework – RPF)

Warbixin Kooban Qorshaha Guud ee Siyaasadda Dib-dejinta (RPF) waxaa diyaariyay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), wuxuuna ku saabsan yahay Mashruuca Soomaaliyeed ee Biyaha Adkeysiga Miyiga Qaybta II (WRR) ama “BARWAAQO”16.Ujeedada Horumarinta Mashruuca (PDO) waa in la “horumariyo adeegyada biyaha iyo beeraha ee…
