Banbaxa Mudada-dhexe ee Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha

WAR-SAXAAFADEED Banbaxa Mudada-dhexe ee Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Sabti, 21ka, Juun 2025 – Muqdisho, Soomaaliya: Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho kulan banbax ah, kaas…