wasiir Beene Beene oo Shirgudoomiyey kulan ay wada yeesheen midowga yurub iyo dowlada somaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta guddoomiyey kulan ku saabsanaa qaabka wada shaqayneed ee dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub kaasoo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa kasoo qeybgalay saraakiil sare oo ka socday Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub, waxaana laga wadahadlay qodobo muhiim u ah dowlada kuna aadan taageerada Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Dowlada Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an in ay uga faa’ideysato taageerada Midowga Yurub sida ugu hufan uguna macquulsan si loo gaaro horumar waara.

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…