wasiir Beene Beene oo Shirgudoomiyey kulan ay wada yeesheen midowga yurub iyo dowlada somaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta guddoomiyey kulan ku saabsanaa qaabka wada shaqayneed ee dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub kaasoo ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa kasoo qeybgalay…