WAR-BIXINTA BILLAHA – DISEEMBAR 2025

Horudhac Warbixintan Billaha ah ee Diseembar 2025 waxay si guud u soo bandhigaysaa hawlaha, kulamada istiraatijiga ah, iyo horumarrada muhiimka ah ee ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ka hirgelisay heer qaran iyo heer dowlad-goboleed intii lagu guda jiray…
