Shirka Ansixinta Istiraatiijiyadda Horumarinta Tayada ee Heer Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta soo xiray aqoon-is-weydaarsi labo maalmood socday oo lagu ansixinayay Istiraatiijiyadda Horumarinta Tayada ee Heer Qaran. Aqoon-is-weydaarsigan, oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Qorsheynta, waxaa…