Wasiir Beenebeene ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Danjiraha Dowlada Denmark ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Danjiraha Dowlada Denmark ee Soomaaliya, Mudane Steen Sonne Andersen.
Kulan kaan ayaa looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ku jiraan Qorshayaasha mudnaanta u leh Dowlada, Istaraatijiyadda dowlada ee Dayn cafinta ka dib iyo taageerada barnaamijyada xalka waara.
Sidoo kale waxa loga wada hadlay sidii taageerada Denmark loo waafajin lahaa Qorshaha Horumarinta Qaranka. Ugu dambeyn, waxaa ay labada dhinac isla mel dhigen in la xoojiyo iskaashiga iyo wada-shaqeynta ee labada dal.

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…