Warbixinta Bilaha- Janaayo 2025

Dulmar Guud

Warbixinta Janaayo 2025 ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxay iftiiminaysaa dadaallada muhiimka ah ee wasaaradda, oo ay ka mid yihiin ansixinta qiimeynta Heshiiska Wada-shaqaynta Qaramada Midoobay (UNCF) si loo waafajiyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ), diyaarinta shirweyne lagu xoojinayo isla xisaabtanka hay’adaha caalamiga ah, iyo kormeerka Barnaamijka Iskaashiga Adkeysiga (JRP) ee Gobolka Gedo. Wasaaraddu waxay sidoo kale dib u eegis ku sameysay mashaariicda ay maalgeliso Dowladda Jarmalka, xoojisay iskaashiga maalgashiga ee Kuwait, kana qayb gashay shirar goboleed iyo kulamo heer sare oo lala yeeshay QM, oo ay ku jiraan Shirka Guddiga Machadka Qorsheynta Carabta iyo kulamo lagula yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee QM si loo hirgeliyo horumar waara. Wasaaradda Qorsheynta Qaranka waxa ka go’an xoojinta iskaashiga, hufnaanta, iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Attached Documents

Warbixinta Billaha – Janaayo 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…