Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax oo ayaa maanta kulan la qaatay madaxa iskaashiga horumarinta ee Midowga Yurub Mudane Dorian Kivumbi

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta kulan la qaatay madaxa iskaashiga horumarinta ee Midowga Yurub Mudane Dorian Kivumbi.
waxaana ay ka wada hadleen taageerada Midowga Yurub ee dhinacyada horumarinta, nabadda iyo xasilloonida dalka.
Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay qorshayaasha muhiimka u ah labada dhinac iyo sidii loo sii adkeyn lahaa iskaashiga Midowga Yurub iyo Dowlada Soomaaliya.

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…