WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026

HORDHAC
Agoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta qorsheynta ku saleysan caddeymaha, isku-duwidda hay’adaha dowladda, diyaarinta Warbixinta
Waxqabadka Xukuumadda DanQaran 2022–2026, iyo dardargelinta mudnaanta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Bishan waxaa sidoo kale la qabtay kulamo heer sare ah oo uu Wasiirku iyo Agaasimaha Guud la yeesheen bah-wadaagta gudaha iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo la xoojinayay iskaashiga, maalgashiga, wadaagista xogta iyo isla xisaabtanka.

QODOBADA WARSIDAHA UGU MUHIIMSAN

  • Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda DanQaran 2022–2026
  • Kulamada iyo hoggaaminta Wasiirka
  • Kulamada iyo hawlaha Agaasimaha Guud
  • Siyaasadda Qaran ee Deeqaha
  • Hawlaha kale ee muhiimka ah

Lifaaqa hoose ka akhriso

WARSIDAHA BISHA AGOOSTO, 2026

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026
16Sep

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta…

NEWSLETTER AUGUST 2026
16Sep

INTRODUCTION In August 2026, the Ministry focused on strengthening evidence-based…

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…