WARSIDAHA WASAARADDA AGOOSTO 2026

HORDHACAgoosto 2026 waxay ahayd bil ay Wasaaraddu xoogga saartay xoojinta qorsheynta ku saleysan caddeymaha, isku-duwidda hay’adaha dowladda, diyaarinta WarbixintaWaxqabadka Xukuumadda DanQaran 2022–2026, iyo dardargelinta mudnaanta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Bishan waxaa sidoo kale la qabtay kulamo heer sare ah…
