WAR-SAXAAFADDEED – Shir Lagu Mideynayo Dadaallada Amniga Cuntada iyo Nafaqada

Shir Lagu Mideynayo Dadaallada Amniga Cuntada iyo NafaqadaMuqdisho, 2-da Febraayo 2026 — Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay shir heer sare ah oo ka dhacay xarunta Wasaaradda ee Muqdisho, kaas oo diiradda…
