WAR-SAXAAFADEED 30-ka Janaayo, 2023
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Soomaaliya30-ka Janaayo, 2023 Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay dhambaal bogaadin ah u direysaa dhammaan hey’adaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya Soomaaliya, waxayna ku wargalineysaa iney xafiisyadooda maamula…