Shirka bilaha ee hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta dhexe wasaaradda

Shirka bilaha ee hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maantay ka qabsoomay xarunta dhexe wasaaradda, iyadoo uu shir guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Mudane Asad Yusuf. Qodobadda…