Qorshaha ballanqaadka Deegaanka iyo Bulshada:
Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya, (“Qaataha”), waxa ay fulin doontaa Mashruuca Adkeysiga Biyaha ee Somaaliya (Barwaaqo) iyadoo lasii marinayo Wasaarada Qorsheynta ranakaa, heer Federal iyo heer maamul goboleedba. Ururka horumarinta caalamiga ah (IDA, oo halkan ka dib loogu yeedho “Ururka”) waxa uu ogalaaday maalgelinta mashruucaas
Qaatuhu “Hele” waxa uu fulin doonaa cabbirka qalabka mashruuca iyo tallaabooyinka lagu fulinayo si waafaqsan ee heerka deegaanka iyo bulshada (Heerarka deegaanka iyo Bulshada ESSs) ee Bangiga Adduunka. Qorshaha u hoggaansanaanta bulshada iyo deegaanka (ESCP) waxa uu dejinayaa, cabbirada, ficillada iyo dukumeenti kasta oo gaara ah (specific documents) ama qorshaynta iyo wakhtiyeynta mid kasta oo ka mid ah
Qaatuhu “Hele” waxa uu sidoo kale u hoggaansami doonaa qodobada E&S sidoo kale dukumeentiyada (documents) looga baahanayahy, qaabdhismeedka deegaanka iyo bulshada (ESF) taasoo lagu tilmaamay Qorshaha u hoggaansanaanta bulshada iyo deegaanka (ESCP) ayna ku jiraan:
- Qorshaha ka qayb galka daneeyayaasha (SEP), qaab-dhismeedka maamulka bulshada ee deegaanka (ESMF), qaabdhismeedka siyaasadda dib-udejinta (RPF), taas oo loo diyaariyay mashuurca iyo.
- Hannaaka maamulka shaqaalaha (LMP), uga faa’idaygsiga galmo, xadgudub iyo dhibaatayn (SEAH), qorshaha ka hortagga, ilaalainta iyo maamaraynta guud ee amniga mashruuca (SMP), iyo odorosidda khataraha amni iyo maaraynta qiimaynta khataraha amni ee ka iman kara degmo, sidoo kale maaraynta qorshaha gaarka ah maamulka deegaanka iyo bulshada (ESMPs), maamulka amniga iyo qoryshayaasha baadhisyo kasta oo kale, taas ooy ku jiraan habraacyada iyo noocyada loo diyaariya mashruuc hoosaadyada, hawlqabadyada mashruuca iyo waqtiyada lagu sheegay dhukumantiyada (documents.) E&S.
Attached Documents
Qorshaha Deegaanka iyo ka Go’naanshaha Bulshada (ESCP)