WARBIXINTA BILLAHA – SEBTEEMBAR 2025

HORDHAC

Sebteembar 2025 waxay ahayd bil ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha muujisay door hoggaamineed ee dhinaca fulinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029) iyo xoojinta iskaashiga ku dhisan xog iyo isla-xisaabtan. Intii lagu guda jiray bishan, Wasaaraddu waxay hoggaamisay shirar heer qaran iyo caalami ah, iyadoo xoogga saartay mideynta dadaallada bah-wadaagta horumarineed iyo in la waafajiyo taageerada caalamiga ah ee mudnaanta qaranka. Waxaa ka mid ahaa: Shirarkii Tiirarka NTP ee Muqdisho, ka-qaybgalka Madasha Iskaashiga Horumarineed ee Busan 2025 ee Seoul, aas-aaska Ururka Qiimaynta Soomaaliyeed (SOMES), iyo xoojinta iskaashiga lala yeeshay Qaramada Midoobay iyo la-hawlgalayaasha kale. Hawlahani waxay muujinayaan horumarka Soomaaliya ee dhinacyada dowlad-wanaagga, kobaca dhaqaalaha waara, horumarinta karaanka aadanaha, iyo adkaysiga cimilada, iyadoo la hubinayo in horumarka dalka uu ku dhisan yahay wada-tashi iyo isla-xisaabtan.

Attached Documents

Warbixinta Billaha – SEMBTEEMBAR 2025

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…

Monthly Newsletter July 2026
10Aug

INTRODUCTION This newsletter presents the Ministry of Planning, Investment and…

Monthly Newsletter June 2026
06Jul

Introduction This month’s newsletter presents the key achievements of the…