Wasiir Beene Beene oo kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene, oo uu wehliyo Agaasimaha Xafiiska Dhiiragelinta Maalgashiga, Mudane Mohamed Dubo, ayaa la kulmay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka Saree ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxa ayna uga jawaabeen su’aalo ka xariira Hindise-sharciyeedka Ilaalinta Maalgashiga & Maal-gashadayaasha ee 2023, ka hor akhrintiisa 2-aad.
Hindise-sharciyeedkan oo maraya heerkii ugu danbeeyay ayaa waxa uu kalsooni buuxda siin doonaa maalgashadayaasha.

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn

Related Posts

Director-General of MoPIED Receives Qatari Development and Investment Delegation
11Aug

August 11, 2026 – The Director-General of the Ministry of…

Warsidaha Bisha Luulyo 2026
10Aug

HORDHAC Warsidaha bishan wuxuu soo bandhigayaa waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee…

Monthly Newsletter July 2026
10Aug

INTRODUCTION This newsletter presents the Ministry of Planning, Investment and…

Monthly Newsletter June 2026
06Jul

Introduction This month’s newsletter presents the key achievements of the…