Wasiirka Qorshaynta oo u Hambalyeeyay Kaltum Axmed Caamir iyo Maxamed Yusuf Cabdiqani oo Soomaaliya Ku Matalaya Barnaamijka Hoggaamiyeyaasha Mustaqbalka Carabta.

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kaltum Axmed Caamir oo ka tirsan Xafiiska Garyaqaanka Guud iyo Maxamed Yusuf Cabdiqani oo ka socda Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, si uu ugu hambalyeeyo…