Wakiilka Hey’adda Cunnada Adduunka ee WFP Soomaaliya, Mudane ElKhidir Daloum ayaa booqasho ku yimid xarunta dhexe ee wasaarada qorsheynta

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene, ayaa maanta kulan miro dhal ah kula qaatay xarunta dhexe ee wasaaradda, Wakiilka Hey’adda Cunnada Adduunka ee WFP Soomaaliya, Mudane ElKhidir Daloum. Labada masuul…