Istiraatiijiyadda Qaranka ee Xalka Waara 2020 – 2024

Soomaaliya waxa ay sii wajaheysa caqabado badan oo ku gadaaman sidii ay ugu heli laheyd xalka waara dhibaatooyinka ka dhasha barakicinta khasabka ah. Barakacan sii daba-dheeraanaya, ee wiiqaya nabadgelyada iyo dib-u-dhiska dalka, ayaa sare usii qaadaya nuglaanshaha Soomaaliya iyo kan…